Kiyaawe
Appearance
Kiyaawe ama Baanad (Af Ingiriis : Wrench Af Carabi : ar) waa bir ama qalab gacmeed loogu talo galay xirida iyo furida boolasha lix geesoodka leh, waxay qabataa hawl makaanig oo isku wareeg ah una dhexeeya boolka iyo daadadiisa.[1] waxay leedahay labo af mid furan oo labo gan leh iyo mid giraan ah ama wareegsan.[2]
samaytiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]waxaa laga sameeyaa atamyo la isku qasay kana kooban Chromium iyo Vanadium, ka dib waa la tumaa, ka dib waxaa lagu dheehaa Chromium si uu isaga difaaco mirirka ama daxalka.[3]